Madaxtooyada Puntland oo boggaadisay doorasho maanta ka dhacday magaalada Qardho

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa boggaadiyay hannaanka dimuqraadiyadda Puntland oo si wanaagsan u socda iyo Golaha deegaanka cusub ee degmada Qardho oo doortay Guddoomiye iyo ku-xigeen. “Aniga oo ku hadlaya Magacayga, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan Shacabka Puntland-ba Waxaan u hambalyaynayaa Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka cusub ee … Continue reading Madaxtooyada Puntland oo boggaadisay doorasho maanta ka dhacday magaalada Qardho